Heesta Sinji wadaag - Lyrics
anigoo hawad sare
kula simay daruuraha
wataad saluugtee
sadkuu eebe ii qoray
kolay seegi aayee
saamigayga wan heli
sinjigaan wadaagnee
soomalii nimaadaan
sahal igu ahaynoo
waankugu sidkanahee
dhagan aan salguurayn
diintooy usiman yihiin
isku sowraca iyo soow
soowmaha mataanuhu
suuraha aad leedahay
waasoo jiroonoo
isa seegii maynee
samahaan kudeeqinee
sawtaan sabaan hore
sahal kuu imidoo
isa seegi maynee
soodabaca walaal
sahayli i adoo yimid
safar dheerna soo galay
sahal kuma tahaysidee
samirkaan ilobayn
sidaad iigu waynayd
sadrigayga kama gu in
sararaha jidhkaygiyo
saablayda hoosaad
saldhig adag kuleedoo
waanku sontanahay
waataan suldaan iyo
boqor kugu sifeeyoo
sanku neeflahoo idil
kaasoocday adigoo