VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Tacab - Lyrics

Alla ma ogtahay jacayl yahoow Markastoo tus qaadaba Wax kuu taakala jirii Kuu taakalaa jirii Aniganaa haaaaa tuhunbixi Tiirkaan dhisaayiyo Dantaydii ku seegee Wixii tacab aan kuu galay Waxba iga maad tarineey Dhibkana iga maad turinee Turxaaan Turxaan li'i kunooloow Alla anoo kugu taamayoo Ragba kaa tusmaystoo Kaa tilmaamay adigaa Tilmaantay adigaa Adna waxaa tix galisaa Hadba talo wadaagtaan Ruuxii kala taggeen jecel Wixii tacab aan kuu galay Waxba iga maad tarineey Dhibkana iga maad turinee Dhibkana iga maad turinee Turxaaan Turxaan li'i kunooloow
Queue is empty
-- / --