VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Tellfone - Lyrics

Kubka aad iigu joogtiyo Kaan anigu taagnahayee Kubka aad iigu joogtiyo Kaan anigu taagnahayee Kali toori dheeroo towaa Wac iyi qeyladaa Xajiinkuna ma gaadhayee 2× Taaliyo wax oontay Waxay ani ila tahayee Taaliyo wax oontay Waxay ani ila tahayee Hobeey taabo war dhaliyaha ee Hobeey maalintii timaadaba ee Hobeey telephone igula hadaleey Hobeey tigaadiisa aayamaaha Hobeey gacmo aan ku taagnee 2× Toontiyo xanuunkiyo Jacayl igu talaashoo Toontiyo xanuunkiyo Jacayl igu talaashoo Tiiraanyadiisan Jacaylku tabayaa Tiiraanyadiisan Jacaylku tabayaa Qofba tiisu waxay noqon Alaa taabka ku hayee Qofba tiisu waxay noqon Alaa taabka ku hayee Hobeey taabo war dhaliyaha ee Hobeey maalintii timaadaba ee Hobeey telephone igula hadaleey Hobeey tigaadiisa aayamaaha Hobeey gacmo aan ku taagnee 2×
Queue is empty
-- / --