VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xalkii nolasha - Lyrics

murugta farxadba ku xigi ilinta qosolbaa xidhxidhi nacayb xubigaa badali dhibtana dheefbaa xanibi degdega xasilbaa la bari cidlada wehelbaa xadidi midnimo waa lagu xamdiye si roon RABIBAA xukumi runtuna beenbay xanabi xaqiiqda cadbaa hir gali xiliga wacanbaa is tagi xalkii noloshaa la heli faqriga xoolaa ka hadhi xanuunka shifaa qayiri xikmada daganbaa if bixi nalkuna mugdibuu xayiri qalbiga xamilnbaa la fari xaasidka nacabkaa tirtiri xurmadu guushay furfuri xumaha samaa dul mari
Queue is empty
-- / --