VOA A B C D E F G H I J K L M N O P Q R S T U W X Y Z


Cadeey boolo Lyrics

Indhahaa ku eegayaa
Afkaa kuu heesayaa
Dareenkaa ku doonayaa
Dadkaan kaa dugsanayaa

Indhahaa ku eegayaa
Afkaa kuu heesayaa
Dareenkaa ku doonayaa
Dadkaan kaa dugsanayaa

Comon comon kalay muna liza
Aa muna liza
Adaa u macbay like biza
Aa like biza
Hoo furo liiska ka hadal kiiska
Ila dheel jug igu sii kiiska
Hoo furo liiska ka hadal kiiska
Ila dheel jug igu sii kiiska
Live me tech me kiis me
Baby dhoongo
Live me tech me kiis me
Baby dhoongo
Live me tech me kiis me
Baby dhoongo
Live me tech me kiis me
Baby dhoongo

Cadee boola caanaha labeentooda
Cadee boola hilibkana cadiintiisa
I like
Cadee boola caanaha labeentooda
Cadee boola hilibkana cadiintiisa
I like

Heer saro she's no beer daro
Qaab daro uma quuro fil daro
Gardaro mataqaano edeb daro
Ee garo gabadhaas waa garab

Heer saro she's no beer daro
Qaab daro uma quuro fil daro
Gardaro mataqaano edeb daro
Ee garo gabadhaas waa garab

Magaceeda muna oo
Uma quuro xumaan oo
Iyada mudan amaan
Waxaan ka qaadaa ladnaan

Magaceeda muna oo
Uma quuro xumaan oo
Iyada mudan amaan
Waxaan ka qaadaa ladnaan

Cadee boola caanaha labeentooda
Cadee boola hilibkana cadiintiisa
I like
Cadee boola caanaha labeentooda
Cadee boola hilibkana cadiintiisa
I like

Sida lagu dhalay waa saafi
Silac kuma korin soo fiiri
Ha umalaynin simbaawi
Qureyshtu waa soomaali

Sida lagu dhalay waa saafi
Silac kuma korin soo fiiri
Ha umalaynin simbaawi
Qureyshtu waa soomaali

Cadee boola caanaha labeentooda
Cadee boola hilibkana cadiintiisa
I like
Cadee boola caanaha labeentooda
Cadee boola hilibkana cadiintiisa
I like

Suniyaasha eeg sanqaroorka eeg
Suuradeeda eeg say u taalo eeg
Suubanaanta eeg socodkeeda eeg
Dabci weeye eeg saxar lahayn

Suniyaasha eeg sanqaroorka eeg
Suuradeeda eeg say u taalo eeg
Suubanaanta eeg socodkeeda eeg
Dabci weeye eeg saxar lahayn


Lyrics by: ismael
loading..
-- / --