VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Caro iyo xanaaq - Lyrics

caashaq laabta ka galay caloolyahaw dhib badanaa cunto uma dhawaatide caatayoo lur weynaa cuna maanta waynidee kor canayo badanaa anoo cidi ii dhimin caro iyo xanaaqban cunahayga buuxshe cidla weerarban ahay hadba cidhifka iga jirto cidi iima sheegte carafkeeda go'inbaa sanku i canjeerma marku calanka waan ka daba caraaba marku ceenka igu gubo cadceedahaan istaaga bakayluhu seexdan caro eray ka goobaa
Queue is empty
-- / --