Muran kama jiro inaa
Tahay masuul dhaba
Max'ed cabdulaahi
Farmaajo

Don't go away farmajo
Stay for ever farmajo
Couse we you need
Farmajo alaheena ha
Ku garab galo farmajo

Adaa miyi iyo magalada
Dhamaan bulshadii mid-
Eeyay adaa malaayiin
Soomaali muxubo kuu
Qabaan

Don't go away farmajo
Stay for ever farmajo
Couse we you need
Farmajo alaheena ha
Ku garab galo farmajo

Farmajo shacabka
Mid kii ka saaray
Gaajo farmajo weli
Waxaan ka qabnaa
Rajo dadkaa kuugu
Daray darajo farmajo

Xabada dhacayso
Ku dhashay madha-
Maan dhayahaygu
Wali nabada may
Dhugan nabad iyo
Nolol baa jnoo
Dhamayn farmajo
Aabe noosoo noqo

Farmajo aabe
Noosoo noqo

Exit mobile version