VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kaalay - Lyrics

Ii kaalay kaalay Kal iyo laab ii kaalay Ii kaalay kaalay Kal iyo laab ii kaalay Ii kaalay kaalay Kal iyo laab ii kaalay Ii kaalay kaalay Kal iyo laab ii kaalay Kama kaaftoomee Igu kalsoonow kaalay Kulankeenii horaan Kaa helaayaayee ii kaalay Kurbadii jacayl kaari Kulayl badanaa Hadaad kaliyaad ku tahay Aan is kaashanee Kashiyo laabta i saar Kali ani igu koobnaaw Kaa ishaartee goortaad Kuuma quudho kadeed kuwa Kadeed Naftani yeelkadaa macaan Kuu hayaayee ii kaalay Ii kaalay kaalay Kal iyo laab ii kaalay Ii kaalay kaalay Kal iyo laab ii kaalay Ii kaalay kaalay Kal iyo laab ii kaalay Ii kaalay kaalay Kal iyo laab ii kaalay Kulankeeni hore yaynaa Ka bilaawday mombaasa Kolkaan imaaday muqdisho Call ka soo dhacay bosaasa Kenya kenya waan ka fiirshay Ilaa iyo kambala maba joogto Kufay kufay jabayoo kacayee I kaalmee kor ii qaad Shibishay shalay joogtee Joogtee Sharaxay dheelaysee Dheeshee Inankay gurigay jowenday Ina gee gurigee jowenday Inantaas gurigay Ii kaalay kaalay Kal iyo laab ii kaalay Ii kaalay kaalay Kal iyo laab ii kaalay Ii kaalay kaalay Kal iyo laab ii kaalay Ii kaalay kaalay Kal iyo laab ii kaalay Wixii shalay dhacayee adigaa Ka shee ka shee sheekee Wixii shalay dhacayee adigaa Ka shee ka shee sheekee I'm wory i'm wory wory i'm wory Inantaas in weertee I'm wory wory i'm wory Yamalna in ka weertee I'm wory wory i'm wory Dhexda dhin dhin dhin I'm wory wory i'm wory Kulaylbee shaatiga siib I'm wory wory i'm wory Kulaylkaa batay I'm wory wory i'm wory Dhexda dhin dhin dhin I'm wory wory i'm wory I'm wory wory i'm wory I'm wory wory
Queue is empty
-- / --