VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Kaftanleey mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

King araash
Kaftanleey

gabadhan waa kaftanley marna waa kibirlay ha umaleenin labo nin lay
waxa ku heesto saaxiib keey

kakac kabood doliga haye kabood doliga haye kakac kabood dooliga haye ka bood dooliga

qoortuu kajabay wana lakabay wuuna socdaa
waxaa baansatay dhibley
aamino anbiyo amal arliyo
kuligooda waydii

qoortuu kajabay wana lakabay wuuna socdaa
waxaa baansatay dhibley

gabadhan waa kaftanley marna waa kibirlay ha umaleenin labo nin lay
waxa ku heesto saaxiib keey

adaan kaa xushay baatiley
kama helo hay maryoolay
kaligaa baad ikaafisay
kal iyo laab ii kaalay

kun iyo kow iyo kuma naan jeer
call baan kaa soo wacee
whiz baan ku way diiyay
genyey miday iskaysii

kun iyo kow iyo kuma naan jeer
call baan kaa soo wacee
whiz baan ku way diiyay
genyey miday iskaysii

gabadhan waa kaftanley marna waa kibirlay ha umaleenin labo nin lay
waxa ku heesto saaxiib keey

deeqaa dirac dheer awgaa
ugashay block dheer anaa kuu taaganoo kuu heelanoo kaa maar minee kabeebay ila dheel oo kun kun ila dheel
kuku wachina yizi wezi ila
wana wa ku dhaya ina wengi miis qudaartaa lagu jartaa
moos bariiskaa lagu cunaa
wuxu yiri waxay tiri iska yiri
madaxis kax

gabadhan waa kaftanley marna waa kibirlay ha umaleenin labo nin lay
waxa ku heesto saaxiib keey

nayrobi ilaa kalifornia adi kaligii baa lagaa baafiyaa
ana adun baan ku raadiyaa
qurux daada la naadiyaa
gabartii qarniga dawadii qalbiga oofi axdiga
hana dhigin cishqigaa
hana dhigin cishqigaa

udhigantaa oo uqeeb santaa
afar baad udhigantaa
adi waa aniga ana waa adiga

gabadhan waa kaftanley marna waa kibirlay ha umaleenin labo nin lay
waxa ku heesto saaxiib keey

codkii King araash, Whizbi