VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qas qas marso - Lyrics

iisha waa ka cadaatay caashaa ka maseertay celadaad u ekaatay cidaa ku habaartay x2 bartaad joogtaan kugu soo liishaa meshaad joog taan amar kugu siinaa dhagta fur waxaan juu sheegaa u imow araash fasax kusiinasa x2 qas qas marso korkaaga ku subko sigsaan soo gado lugahaaga ku qarso bac ha ilaawine gac maha galoofis gasho hhhhhhh x2 iyaa iyaa shekadaas maa keen teen iyaa is cadees maku darteen iyaa warkaas maa bilowdeen iyaa been boodaa noqoteen iyaa xx fanka uma soo galin maal musigaa awood leh waal intuu kugu dhicin gantaal war adi is xil qaam x2 nuur nuuro nal kadaran ka ifow badna ama dorro dhamantiis isku daliigo mar waxa tahay soo jiidow x2 qas qas marso korkaaga ku subko sigsaan soo gado lugahaaga ku qarso bac ha ilaawine gac maha galoofis gasho x2
Queue is empty
-- / --