wadaad igu tuurtay wareer
waran baad igu taagtay bareer
dhiigayga daatay dareer
holac baad igu beertay hadeer

qabiga haka dhigin busy
jecelku ma ahan easy
adaan kuu galay liiska
macaan liiska aragaaga ku sarqaamay sida wiski
kamon kaalay kiss me
jecelka ila tiiri markasta ila fiiri
farxada igu biiri gusha igu biiri

wadaad igu tuurtay wareer
waran baad igu taagtay bareer
dhiigayga daatay dareer
holac baad igu beertay hadeer

ubax baan kuusoo guraa
kuu soo guraa guri xalaal baan kuu dhisaa qalbigayga kuu goglaa deeq iyo deen baan kuu galaa kuu galaa

babe dont play me nakeen
guriga aan aadnee nakeen
guro miro hidiya dhaqanka xiro sidaan kuu jeclahay qiro
kow iyo labo waa tiro
isku geenta waa tiro
iga baro tan waa farsamo

wadaad igu tuurtay wareer
waran baad igu taagtay bareer
dhiigayga daatay dareer
holac baad igu beertay hadeer

ana wax ma u arkaaya taas
adaan kugu qaatay taas
muhiimada iibaax soo bax ani ila jaas ii noqo macan xaas

ilmahayga nuuji naas umac
jecelkagaan ani ugalay xabsi
iga soo gaar ani sidhaqsi
kaalay macan adi hab isii
kadibna kiss me mac isii
jecelka ma aha damiin
ama ka ahow damiin
kadaa jiliin ii soo dir fariin
ii soo dir fariin

wadaad igu tuurtay wareer
waran baad igu taagtay bareer
dhiigayga daatay dareer
holac baad igu beertay hadeer

Exit mobile version