Heesta Ayaan - Lyrics
Anoo dirir colaadiyo
Awood la igu faanoo
Laigu xeray hogaanada
Ay tahay dartaa
Eedaanka caashaqoo
igubaaya waayahaan
.. La iga dhigayaa
Ay dhimashadayduna
Ala dhimashayduna
Dhagartaadu ay tahay
Ayaaneey ogsoonow
Hadii ehelka la ii dhigo
eed aad igu dhaqon
Adaan kuu ildaranahay
Axdigaan lahayn
Adigoo ilaalin
Rag geesi aan ahay
aan ujabin cadaawaha
Hanti iyo aqoon leh
Ehelkiisu wacanyahay
Aayahayga nolashaa
Adun baan ku sugaaya
Ereygaan ku leeyahay
iga yahay Mid daacad ah
???
??
Aqal lagu nagaadiyo
Owlaad inaan helnaa
uurkayg ku taalee
Ayaaney ogsoonow