VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Degmo - Lyrics

adaa idagoo ideeqay adigaan ku dugaashanaayaa adigaan dumar ka jeclaade macaaney hay darnaan aaa daymada hanaan ku daroo daooy laafyahaa kasii daranoo dagani socodkaa dareen iashoo macaan hay darnaan adaa idagoo ideeqay adigaan ku dugaashanaayaa macaan hay darnaan adaa daganiyooo xushoodba lahooo dulqaad iyo rayn degmooy mid ideeqday baad tahayooo macaaneey hay darnaan
Queue is empty
-- / --