Dunida adaan kaa rabaa
DAAIM intuu abuuray

Dooqaygaa ku raacoo
Ku dalbaday Deeqi maankayga
Kudalbaday Deeqdii maankayga

Adigaa dagay Qalbiga
Wadnaha dacalkiisee
Soo dagoo idaawyee
soo dagoo idaaway
Allah Soo dabac idaaway
Soo dagoo idaaway

Dadka taan ka doortaay
Dawadii naftaydaay

Taan darsay wanaagee
Ku dalbaday dahabka maankayga

Adigaa dagay Qalbiga
Wadnaha dacalkiisee
Soo dagoo idaawyee
soo dagoo idaaway
Allah Soo dabac idaaway
Soo dagoo idaaway

Codsi by Maxmuud

Exit mobile version