VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Gobaleesi muun jirin - Lyrics

Ulo geed kawada baxay Gunto ay mid qura tahay laan waliba geeskeed Guntin miraha bixisoo is gaar gaarsadaan nahay Gadaal aan ulaabtee Waqtigii Gumaysiga Gobanimo udirirkii Gees midaan ujeednoo Gobalaysi muu jirin Marka aan gaaja beelnay Geeleennii inoo dhalay Bal inaan goracanahay gowraceenu dharagyahay Qabiil lagu gabraarsado Maxaa garabka inoo suray? Hubka ha isla gaadine galka seefta galiyo Daldalooladaa guud Daldaloodaa guud Umadyahay Dantaa garo U gurmada wax soo saar Gurmad beeraleey gala Way guurtay dunidii Halka geedi looyahay Gaadiidka loo raray Alla tusmadiina garab dhiga Guuleestayaaloow Midnimada gargaaro Nolol aan ku gaarnee Guri nabada noo xira Soomaalaay gabigiin Midnabada gargaaroo Nolol aan ku gaarnee Guri nabada lo xira
Queue is empty
-- / --