VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kalgacal 2 - Lyrics

in jacayl dhab iga yahay aadna iig dheertay la aanta dhib ii tahay waa waxan la dhubtee dartaa aan u diidee hurdo uga dhaqaaqee soo dhawoow kalgacaley marna ha iga dheeraan dhinacaaga igu qaboo aan ku dheehdo waligaa inaad qurux u dhalatoo hablahaa wax dheertay soomalaad ka dhalatoo dhiigaygiibaad tehee
Queue is empty
-- / --