VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kalgacal - Lyrics

Waxay tani keenta iyo Kalgacalbaa ila durkoo Dad iyo duunyaba ka go,ay Waxbaa daris ii noqdee 2x Dugaagaan weheshadaa Dul meerayaa kaymahoo Halkaad iga dayda iyo Halkaan dagay kala durkee 2x Ilaahbaa deeq baxshee Dulmiga caashaqa ka daa Dulmiga caashaqa ka daa Ilaahbaa deeq baxshee Dulmiga caashaqa ka daa Doorashada caashaqa ka daa Anoo dooda iyo leelo Dagaal la iga badinahaayoo Dareenkaygaa gubtoo Jacaylbaan la doodayaa 2x Janooy halin daatayoo Dabkaana adaa shidayoo Halkaad iga dayda iyo Halkaan halkaan dagay kala durkee 2x Ilaahbaa deeq baxshee Dulmiga caashaqa ka daa Digashada caashaqa ka daa Ilaahbaa deeq baxshee Dulmiga caashaqa ka daa Digashada caashaqa ka daa
Queue is empty
-- / --