VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ku doortey - Lyrics

waa dhulak oo dureemiye dumarkuna ay qarisee waa ubaxoo dilaacayee hoobaan dayr bislaate daahayga ku doogsadoo qalbigeyga ku diirsadoo naftayda aad dugaashatee ala dabeyl caafimad dawadii nafteydaay ku doortay adaan ku doiortay dooqaygu aduu ku raacey dumarka dunida oo dhan adaan kaa daawanaayaa waa cirka oo darrurliyo waqalka oo soo da ayyiyoo waa deeq ilaahy keeniyo dur dur aan go aynee aayaheygiibaa dooojisoo dareen kaygiibaad kicisoo Adaan kuu dan leeyahee dabeyl bay caafimaad dawadii nafteydaay ku doortay adaan ku doortay dooqeygu aduu kuraacey dumarka dunida oo dhan adaan kaa daawanaayee
Queue is empty
-- / --