VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Soo dagee cover - Lyrics

Soo dagee saarkii duleedow soo dagee Soo dagee maantaba dalkaagi soo dagee Soo dagee aan ku daadahaynee soo dagee Soo dagee aan kuu ducaynee soo dagee Ala soo dagee maamiyo dagiisow soo dagee Soo dagee muxuu doonayaaba soo dagee Waxaan doonayee doonayaa inaan deeqa dhoofan doonaya Soo dag soo dag Waxaan doonayaayee doonayaa inaan dooni raacaan doonayaa Soo dag soo dag Waxaan doonayaayeen doonayaa inaan cadan dawaafaan doonayaa Soo dag dag Waxan doonayaayee doonayaa dahabiyo xariirbaan doonayaa Soo dag soo dag Soo dagee soo dagee saarkii duleedow soo dagee Soo dagee waa dabaaldagaagee soo dagee Soo dagee aan ku daadahaynee soo dagee Soo dagee aan kuu ducaynee soo dagee Soo dag soo dag Soo dagee muxuu diidayaa soo dagee Waxaan diidiyayee diidayaa aqal wada daloolaan diidayaa Soo dag soo deg Waxan diidayaayeen diidayaa meelan dawo oolinban diidayaa Soo deg soo deg Waxaan diidayaayeen diidayaa dood iyo dagaalbaan diidayaa Soo deg soo deg Waxan diidayayen diidayaa meelan lagu dakaynban diidayaa Soo deg soo deg
Queue is empty
-- / --