Heesta Ugbaad - Lyrics
Uur jacayl galaa
Aaaa ma daayee
X2
Maxaad isku keen
Barteed iigaga bax-
Dee igu ilowday
X2
Sowtaan ugbaad
Iyo sida ila biyo leh
Shalay kuu ahaa
X2
Abaalow wax ba
Hatarin aqoonay
Waxba ha qaban
X2
Kol hadii ilwaad
Oon igu agdilay
X2
Axdiyoow lagaa
Guur dibna kuuma
Aamino x2
Igadh ka reebihii
Olol madaysee
X2
Maxaad isu keen
Barteed iigaga bax-
Dee igu ilowday
X2
Sowtaan adiyo
Ani axdi dhiganay
Meel'ee alle ina
Ogaa x2
Abaalow wax ba
Hatarin aqoonay
Waxba ha qaban
X2
Kol hadii ilwaad
Oon igu agdilay
X2