Waayo kuu waashoow
Iwalwaalay wadnahaygoo
Inaan ku weheshada
Ayaan doonayaa
Waayo waayo badan
Ku doondoonayoo
Maalintaan ku arkanay hee
Waxaan iri waw waw

Waw waw waw
Way way way
Haa haa..
Hadaan yarta dayn lahaa
Jacayl baa igu dirqinayoow

Markaan yara eegaba
Dareenkayba waxa uu moodaya
Inaan durdurkii Janada
Dhax dabaalanayoo

Soomaalaay Sidee baa
Ugu dulqaataaa ?

Waayo kuu waashoow
Iwalwaalay wadnahaygoo
Inatana waw waw
Waw u oranoow
Inaan ku weheshada
Ayaan doonayaa
Waayo waayo badan
Ku doondoonayoo
intana waw waaw

Waw waw waw
Way way way
Haa haa..
Hanaanka Daa’in siiyi baa
Indhahu ay ku doogsadaan

Markaaan labo eegaba
Dareenkayga waxoo moodayaa

Inaan durdurkii Janada
Dhaxdabaalanaayo

Soomaalaay Sidee baa
Ugu dulqaataaa ?

Exit mobile version