VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Adkeysan waayoo - Lyrics

adkaysan waayoo ayaan maseexdoo aduun dhibkiisaa ani la iidhameeyoo naftu kay u oontay arkina waayoo tusina waydoo alla maad ogaatid ololka iga baxayaa igadaa ilmadan caashaqa inaan wali abraaraayoo alwad ha i ogaysiin asqoobayoo itaaldareeyoo anfac ka dhaartoo orodka gaabshoo jacayl oodihii loo igu abuuroo tusiwaydoo alla maad ogaatid ololka iga baxayaa iiga gee ilmadan caashaqa inaan wali abraaraayoo alwad ha i ogaysiin
Queue is empty
-- / --