Heesta Caashaqaa - Lyrics
Casshaqa haddu ga'o
xagay gacalo soo mari
laba guur ku kulantiyo
laba gaar isugu wacan
garashooy maxad noqon
Gacan wax siisiyo
u gargaarta yaa heli
horta yaa abaal gala
hadduu jire se yaa guda
Caashaqa halku galo
haddaan gogosha loo dhigin
goraygii ilmaha tabay
iyo gabante uu dhalay
midba gees u xidhana
gacan wax siissiyo
u gargaarta yaa heli
horta yaa abaal gala
hadduu jire se yaa gudi
Soo saxa soona dhameeytir, hadii aad awoodo