Heesta Doqonimana maahee - Lyrics
Haddii aan diif qabin
ama duub jacayl kale
Udalqaadaneeyay
Waa kuu dabanahay
Waxa aan dayneen
Ay dhagaha udaahaa
Sidaan kuu daliishay
Adaan k
Doqonimana maahee
Duli hool aduunyada
badan way danbeesaa
Sida dooar ka qaarkooa
Loo qodmayo sheekada
garashana deeqsiiy
Haddii inaan ku daawado
Dawo aniga ii tahay
Soo dul joogsigaagana
Doqon laygu sheegaa
Inay tahay cishqigu daran
dadka way ogsoonyihiin
Duli hool aduunyada
badan way danbeesaa