VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Halku nabarka caashaqu mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Kinsi Haji Aden
Halku nabarka caashaqu

Halkuu nabarka cashaqu
Naafeeyay bari hore
Naxdin li'i hataabanine
X2

Waa naruuro sheekadu
Waa nasteexo eegmadu
Haa naf wax jecel soo
Noqo kolay kama nagaad-
ee niyadayda ma ogtahay
X2

Indha nuurka laga wado
Ka naafoobay aragii
Adaa nugule iigaro ee
X2

Waa naruuro sheekadu
Waa nasteexo eegmadu
Haa naf wax jecel soo
Noqo kolay kama nagaad-
ee niyadayda ma ogtahay
X2

Halkuu nabarka cashaqa
Naafeeyay bari hore
Naxdin li'i hataabanine
X2

Waa naruuro sheekadu
Waa nasteexo eegmadu
Haa naf wax jecel soo
Noqo kolay kama nagaad-
ee niyadayda ma ogtahay
X2

codkii Kinsi Haji Aden