logo Masuul Top 100 songs lyrics chart Contact


A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Iga mudan mp3 ahaan

Sawirka Kinsi Haji Aden

Kinsi Haji Aden

Fikradaada ka dhiibo heestan

Iga mudan lyrics

Iga Maqan
Iga maqan iga maqan
iga maqan i moogaa
mataankeygii geed qariyee
Lyrics by Masuul.com

Anna maanta caashaqa
sida mayeyga roobkoo
intu meel biyaha dhigay
u maquursha geedaha

mahiigaan jacayl wado
meel dheer i dhigayaa
i qaadaa i dhigayaa

Igu mudan igu mudan
igu mudan xusuusta midnimo
mahuraan waa labadeenee

Anna maanta caashaqa
sida mayeyga roobkoo
intuu meel biyaha dhigay
u maquurshay geedaha

Mahiigaan jacayl wado
meel dheer i dhigayaa
i qaadaa i dhigayaa

heesta ma shaqeeneeso fadlan nala socodsiiy
-- / --