Show laydha caashaqa
show laabta ku hayee
lullimaha sidiisii
show laydha raacdee
adaa lumaya eegmada
show libin dan moodee
ledi waa haldhaaguba
intuu laacu muuqdee
anna laanta ubaxa
adaan kuu lullulayaa

Show loolli dheer baan
show laasha doonee
caashaqa lurkiisii
show maan lixaad gabin
adaa lumaya eegmada
sow libin dan moodee
ledi waa haldhaaguba
intuu laacu muuqdee
anna laanta ubaxa
adaan kuu lullulayaa

Exit mobile version