VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Maxaan xabaday ku nacay - Lyrics

Maxaan maxaan Maxaan xabadey ku nacay Cubkii dhagahay qarxoo Maxaan xabadey ku nacay 2× Maxaan qalaxar dhayoo Waagiyo qabaxuu na baday Waliba xaskii ku jiro Waliba ugu timid si fududee 2× Xambaartoo dumisayoo Dadkii ku xabaalo yahay Maxaan xabadey ku nacay 2× Warshadaha oo la xidho Dib dambana loo xayiro Habey aadmiga u tahay Maxaan xabadey ku nacay 2×
Queue is empty
-- / --