Nafta meel  dudaysaa
damaqeeda xanuunka
waa udoog dhabataayee
waan ku daawan lahaaye
dantii caashaqaa ma hantiyay
qalbigi dagyee dahab la moodyow
daraato maxaan ku doonay

Naf dabaylo sitaan
debed wow hoyataaye
dadka weyska xignaaye
wwn ku daawan lahaaye
duntii caashaqaa ma hantiyay
qalbigii degyee dahab la moodyow
daraato maxaan ku doonay

Exit mobile version