VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waan yaabanee - Lyrics

Sida yoo hayaan yam yidhoo Lugo dhigay yagleel Sida yoo hayaan yam yidhoo Lugo dhigay yagleel Yuuf loo qodow Saxan yaa raba iyadoo diyaar Yuuf loo qodow Saxan yaa raba iyadoo diyaar Sida yara jirtaan Ha shaqeyninbaa Yuuyuufsadaa Sida yara jirtaan Ha shaqeyninbaa Yuuyuufsadaa Waa yaab balee Waa yaab balee Siduu iigu yimid Yax ma idhi jacayl Abow adakidaa 2× Sida geel akumay Yabladu haraad La ii hoomayoo Sida geel akumay Yabladu haraad La ii hoomayoo Cakuna in yaruun Ka hajiya yaruun Yuu qabsadee Cakuna in yaruun Ka hajiya yaruun Yuu qabsadee Sida yara jirtaan Ha shaqeyninbaa Yuuyuufsadaa Sida yara jirtaan Ha shaqeyninbaa Yuuyuufsadaa Waa yaab balee Waa yaab balee Waa yaab balee Siduu iigu yimid Yax ma idhi jacayl Abow adakidaa 2× Yay iyo yaxaas Wada yeedhayaan Ka dhex yuubanoo Yay iyo yaxaas Wada yeedhayaan Ka dhex yuubanoo Cirkoo yagal ka kacay Daruur yogotayba Daba guuro u ahaa Cirkoo yagal ka kacay Daruur yogotayba Daba guuro u ahaa Sida yara jirtaan Ha shaqeyninbaa Yuuyuufsadaa Sida yara jirtaan Ha shaqeyninbaa Yuuyuufsadaa Waa yaab balee Waa yaab balee Waa yaab balee Siduu iigu yimid Yax ma idhi jacayl Abow adakidaa 2×
Queue is empty
-- / --