VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Booqashada kalgacal - Lyrics

Siduu ii barkaday Hurdo kama bogtoo igu bariisiyoo Waa igu baahayee Adaa kuu bukaa Ma ibogsiin kartaa Buurbaa kugu gudbanee Miyaad soo baxi kartaa Booqashada kalgacal Barbaa iga haree Igu bood markaan Bidhaantaada arkoo Yaan badin warkee Maxaa inoo balan ah Buurbaa kugu gudbanee Miyaad soo baxi kartaa
Queue is empty
-- / --