Siduu ii barkaday
Hurdo kama bogtoo
igu bariisiyoo
Waa igu baahayee
Adaa kuu bukaa
Ma ibogsiin kartaa

Buurbaa kugu gudbanee
Miyaad soo baxi kartaa

Booqashada kalgacal
Barbaa iga haree
Igu bood markaan
Bidhaantaada arkoo
Yaan badin warkee
Maxaa inoo balan ah

Buurbaa kugu gudbanee
Miyaad soo baxi kartaa

Exit mobile version