VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Caashaqa ma baran cover - Lyrics

caashaqa ma baran wali mana beeninaaye ku fogaaday inanyahay gees xishootaay inta ugu badheedha sida barashadee raacay laas u noqotaa baradiisa helaa inuu yahay bar kuma taal xiisuhu ma ba'aaye ha bixin adoon bogon jacayl beernimadii ma kusii balimayaa dhulkoo meel barwaaqo ah oon lahayn bad iyo wabi dhirtu ay ku badantahay bariyo laysu tago burta gacan libaaxay ku yaalbayta raaxada maalmuhu sii baraayoo bariba ma isu raacno xiisuhu ma ba'aaye hadad bixin adoon bogin ood bixi adoon bogon jacayl beernimadii ma kusii balimayaa
Queue is empty
-- / --