VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dadnimo Aqoonso - Lyrics

Inanyahey dushaadaa ley mariyey dacaroo dirqi guurku maahee dookhaan ku raacine ragga laguma diidee ruuxii aan ku dooneyn waa laga danbeeyaa dadnimadda aqoonsoo sidii dumar xishoodo hadalkii la dadi jirey haygu odhan dib dabadeed Inanyahey diraaciyo dirir hoorey kala wacan adoo doog arkaayaana lama dago abaaree nin tiisiiba daayacey ka kale dugsanayaa ani igala doqonsane dadnimadda aqoonsoo sidii dumar xishoodo hadalkii la dadi jirey haygu odhan dib dabadeed
Queue is empty
-- / --