VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Damaq - Lyrics

aan damac jacal dad iraba warkoo kaa haadaje waxay uugu darnay markii aan dul imid taan dunida rabay iyadoo doog dhex jiiftoo daawanaysa ubaxoo shaw raaxo damacadoo ilbadaraskii furatoo siidaysaty timihii aan is idhi madaysaa mise waad dugsiisaa dibanaha ma isasaartaan yaadoqon heli jirayeey dadoow maxaaad kutalin lahayd aan dani igaraacday heesaha ilaa kaa daadajee ana waxaanan daynan dumar iyo dhibkood oo iladuljiidhay wuxuu sida daruuraha sagal waagu daalacay uumuuqa dahabloo hadaan anigu dan lahaa waxbaa igu dirqinayee
Queue is empty
-- / --