VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jaawo geel - Lyrics

Sida Jaawa Geeloo jilaal Abaariyo jeel Iyo Haraad Helay Xaley Jeleled Kayegii jarkaa Ku Tusoo kaa Jiif kaa Jiifi Waayoo adiguna Ma Joogtide ma Waxaad Isoo Jirin markaan Iilka Jiifsado Eee Jahada Laydhigo ee Jahada Laydhigo Jiiqjiiq Madheedh Lihiyo jabiskiyo abeesada Jiifayaan ku Joogsaday kala Boodey Jaantii jiraad Igu Abuurtoo ka Jiif ka Jiifi Waayoo adiguna Ma Joogtide ma Waxaad Isoo Jirin markaan Iilka Jiifsadoo ee Jihada La Ii Dhigo Sidi Aan Jid Dheeriyo soo Jiiray Buuraha jir Jirada U Dhacayoo jilbo Dhiigu Iga Da'ay jaceylkuna Ku Day Dayay ka Jiif ka Jiifi Waayoo adiguna Ma Joogtide ma Waxaad Isoo Jirin markaan Iilka Jiifsadoo ee Jihada La Ii Dhigo
Queue is empty
-- / --