Heesta Madaxweenaha - Lyrics
Madaxweynaha umada
Soomaaliyeedow soo dhawoow
Madaxweynaha umada
Soomaaliyeedow soo dhawoow
Madaxweynaha sooroow
Dayridkoo tusaalaa
Looga dayda samahiyo
Daacadnimadu saabnoo
Danta guudka ilaashoo
Daadaheeya maad noqon
Madaxweynaha umada
Soomaaliyeedow soo dhawoow
Madaxweynaha umada
Soomaaliyeedow soo dhawoow
Dinindaabyo raadtiyo
Wixi daal nasoo maray
Bugahaa daweeyoo
Geedka nabada xidhi kara
Dugsi dhaxanta xidhiyoow
Daadaheeya maad noqon
2×
Madaxweynaha umada
Soomaaliyeedow soo dhawoow
Madaxweynaha umada
Soomaaliyeedow soo dhawoow
Madaxweynaha umada
Soomaaliyeedow soo dhawoow
Madaxweynaha umada
Soomaaliyeedow soo dhawoow
Boqobkii duxaysane
Danta guud midnimadiyo
Dawladnimada hanan kara
Dulmigiyo khabiirkana
Naga duubi karayoow
Cadaaladi ku duran tahay
Madaxweynaha umada
Soomaaliyeedow soo dhawoow
Madaxweynaha umada
Soomaaliyeedow soo dhawoow
Doodaa qareenoo
Intui diray qurbaha tuman
Dumarkiyo caruurtii
Dacalada aduunyada
Daafahaa ku kala lumay
Dib u dajiya maatana
2×
Madaxweynaha umada
Soomaaliyeedow soo dhawoow
Madaxweynaha dalka
Soomaaliyeedow soo dhawoow