nin haween jeclaaday
hawl iyo dhibaatiyo
waayi maayo hadimee
anoo kuu hanweynweyn baad
halbowlaha i go’ysoo
warba iima haysidee……x2
hadal tiro ma fiicne
adoon iga haraadin
maxaa kulaa hagaagsan…..x2
inaan kaa hadhaan
imika taladeed hayaa…..x2
hadaynaan heshiinayn
wa inaynu kala hadhnaa
kala hawl yaraysanaa…..x2
BAGO LABAAD
hedu way baxaysaa
ilayn haybsan maaye
aan kaa horeeyee
haddii kale aan hoydoo
halkii loo badnaa iyo
aakhiro u hayaamee……x2
hadal tiro ma fiicne
adoon iga haraadin
maxaa kulaa hagaagsan…..x2
inaan kaa hadhaan
imika taladeed hayaa…x2
hadaynaan heshiinayn
wa inaynu kala hadhnaa
kala hawl yaraysanaa ……x3 )
By dayran omar

Exit mobile version