VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Rajo - Lyrics

wax dhintaad ka samirtaa rajo waa ladhawraa wixii dhumayna doondoon ayadaa isdhiirigalisaa dhaban cel tagaybaad geel ku dheelmiyaayoo dhalan dhool haraadbaan naftadhiganayaaye dhiciwayday sidaan rabay dhaawiciina dilaacyoo wadhaboobay jaclkaan dheeldheelsanayaayey dhagax dhuunta kama dago dhaayahaad ku aragtaa dhulka meesha doogaleh carabku ma dhadhamshee ana dhabana hastiyo dhibtu waygu badan tahoo dhididiyo kulalbaa dhabanada ka dayee
Queue is empty
-- / --