VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sahwi jaceyl - Lyrics

sal ma dhigo jacaylkuye ilayn ruux sabooliyo saqiir kama xishoodee saxansaxo udgooniyo subuxoo iftiimaad siinadoodi leedahay waxa uu socdaaaliyo sahan uu ahaadaba sibiqma igu soo galay daruuraha sabeeyee midba suurad leedahan sariir kuu dul dhigaya ma sahwiyay dajisoo intuu samada ila tagay samirbaan ku farayaa samiirihii naftaydaay saqda dhexe habeenkii aawadaa ma salalaa seexan waa ma igu riday waxaan kaaga sahansaday dhamaan dumarka kula siman dareen saa'id weeyee sabarada jidhkaygiyo saablayda feedhaha saabaleyda feedhaha wadnaha ma isa soo sudhay sal ma dhigo jacaylkuye sal fudaydi maayee SAATIRbaan cuskanayaa laba subax aduunyadu si ma wada ahaaatee saan kula rabeey noqon hilbo kala sareeyiyo laftu sare u qaadaan sooryo kaaga dhigaya suniyaha indhihiyo xubnaha dhabarka saacidaan maxaan ku jiibsanaayaa sirtan igu nagaadayna sur magooyo noqotay saldhigii wadnahaba seedihiisa noqotaye saacadii aan joogana nafta kugu sasabaya sikin kii aan joogana qalbi kuusaboolaan adi kula sugayaa saaradii jidhkaygiyo saableyda feedhahaa seedaha intuu xulay wadnaha ma isa soo sudhay
Queue is empty
-- / --