Dowlad wada jir lagu
Yahay dan wadaag is
Wada jecel dalku wuu
Ubaahnaa dadkuna
Way sugaayeen x2

Aan dardaran bixiyee
Daacad waa inaaad
Ahaataan x2

Aan dardaran bixiyee
Duqaad waa inaaad
Lahaataan x2

Dal burburay dhamantii
Iyo dib u cusbooneen
Meeshan deeqsi dhalad
Ka ah waa inaad dary—
Eeshaan x2

Aan dardaran bixiyee
Daacad waa inaaad
Ahaataan x2

Aan dardaran bixiyee
Duqaad waa inaaad
Lahaataan x2

Dal burburay dhamantii
Iyo dib u cusbooneen
Meeshan deeqsi dhalad
Ka ah waa inaad dary—
Eeshaan x2

Aan dardaran bixiyee
Daacad waa inaaad
Ahaataan x2

Aan dardaran bixiyee
Duqaad waa inaaad
Lahaataan x2

Exit mobile version