VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Salaan - Lyrics

Ileen Sanjigaa ma meermo Ileen sumadaa ma guurto Afkaagu ileen ma suulo Sokeeyo ileen? ma daalo Jabuutan ka sidnaa salaan Ka timid sambabka iyo wadnaha Soomalaay naga gudooma Iney dhalashadu sad tahay Dhibaato markey ku sidatay Sidaa tahayba noqdoo Walaalkaa seexan waayay walaalkaa seexan waayee Ileen Sanjigaa ma meermo Ileen sumadaa ma guurto Afkaagu ileen ma suulo Sokeeyo ileen? ma daalo Jabuutan ka sidnaa salaan Ka timid sambabka iyo wadnaha Soomalaay naga gudooma Maxaan waligeey sugaayay Ama saadaalinaayay Imaankeygii sugnaa Inuu nabad saadinaayo Inuu nabad saadinaayo Ileen Sanjigaa ma meermo Ileen sumadaa ma guurto Afkaagu ileen ma suulo Sokeeyo ileen? ma daalo Jabuutan ka sidnaa salaan Ka timid sambabka iyo wadnaha Soomalaay naga gudooma Saniyo hilba heynu nahay Sidiyo wadnaheynu nahay Dhiigeena markii lasaray Dhaqtarku kala saari waayay Dhaqtarku kala sari waayay Ileen Sanjigaa ma meermo Ileen sumadaa ma guurto Afkaagu ileen ma suulo Sokeeyo ileen? ma daalo Jabuutan ka sidnaa salaan Ka timid sambabka iyo wadnaha Soomalaay naga gudooma
Queue is empty
-- / --