VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Ninkii u hanwayn hogaanka dalkoo hankaagu ha dhaafo reer hebel mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Kooxda xidigaha geeska
Ninkii u hanwayn hogaanka dalkoo hankaagu ha dhaafo reer hebel

umada hurin iyo noqota habar habar
kolay hibashiyo ma waydo huqdee
qaranka hadhsadoo haybada ku gam oo
quluubta hal qudha ka noqdaay

wakaa horu maray dhulkii hooyee
ninkii u hanwayn hogaanka dalkoow
hankaagu ha dhaafo reer hebel

qabyaalad hog dheer hadaan ku hubsano
dadkuna ka hadhaan hayb iyo qolo qolo
calanka hagarli i naftaba loo huray
dunida hagrataa u hiilin lahayd

hormumo baasiyo hantaaq mooyee
qabiil u hilowgu malaha hirashee
midnimo hadafloo inoo hirgashaa
aqoonsi la helo inoo haysee

codkii Kooxda xidigaha geeska