VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Saylici - Lyrics

han wanaagsanidu waxay kugu hagtaa halawsiga kalgacal halkuu doonayee waxa hagar la,aan hoygay dhisteen loo hoynayaa habeen dhalad siciidiyo hibo badan ayaan hanashada jacayla markay wada heleen arooska u hirgaay hambalyaanu nidhiye hamabalyoo ooo marwo hoodo lihiyo ingineerabaa tiisii hantiyay hiil kama maqnee anagu hadaan nahay hoboladii ducaan hooya nidhi habeen dhalad siciidiyo hibo badan ayaan hanashada jacayla hawayooo markay wada heleen arooska u hirgaay hambalyaanu nidhiye hambalyoooooo marka labada huwaday dhaqankiyo hidaha wiilashiyo habluhu hareeraha qabtaan waxaa loo hubaa heesaha inaa loo hagar baxee habeen dhalad siciidiyo hibo badan ayaan hanashada jacayla markay wada heleen arooska u hirgaay hambalyaanu nidhiye hambalyooo ooooo haye iyo hayada guur kama hadhee hiigsiga kalgacal lamaanaha habdhaqan ku hogaamiya hoortaye anana ducaan hooya nidhi habeen dhalad siciidiyo hibo badan ayaan hanashada jacayla markay wada heleen arooska u hirgaay hambalyaanu nidhiye hambalyoooo ooooooo
Queue is empty
-- / --