VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhatareey - Lyrics

Dhuubo aniba Dhug lahaa Dhabta lee kii haayo dhulba Hataa indeernee dhalaa ahaan ki dhedheeliyo fadee Dhulka nay injeelaa dhinagii Ada kanoola lee dadka may injeelyaa lankii adi kii dhibeynee ki dhooraaw Dhareerkaa waa deege dhunjiyee dhunjuluq dhuubey makoo dheregoow Dhinagey lee fadhiidoo dhabankaa dadaaro dhilaan Amal ki dhedheeliyo x2 Dhabta lee kii haayo dhulba Hataa indeernee dhalaa ahaan ki dhedheeliyo fadee Dhareerkaa waa deege dhunjiyee dhunjuluq dhuubey makoo dheregoow Lyrics by Jalbeysne Amadeeyo
Queue is empty
-- / --