VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Diinleeya mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Kuusow
Diinleeya

Diinleeya cadalee
Diinleeya cadalee
Aduunyaa lang deero ly waayey deeq iyo maal
Derejaa lang diido ly waayey
Malagee daky liing drii iyo aaqiraa lang doono ly waayey
Diinleeyaa cadaalee X3
Duleeysadeey iduleesadeey
Aanshaquung iduleeysadeey
Aay I daawuyee X2
Diinlay cadaalee X2
Baabuur dareeraaw my koraaw
Doong my rahaaw
Baabuur dareeraaw my koraaw
Diyaaray meel my seedaaso
Any baddaa ky dabaalydeeye
Diinleeyaa cadaalee x3
Duleeysadeey iduleesadeey
Aanshaquung iduleeysadeey
Aay I daawuyee X2
Diinleeyaa cadaalee X3.

codkii Kuusow