Indhaha aad shalay
igu eegtaybaa
I abaabuloo I abaabulooX2

Eraygaad itiri shalay baa
I afduubayooX2

Alle waa ogaa
inaan aamus laa
Qalbi oogsadon
is adkeynayeeX2

Amba waan waan jeclaa
inaan aayatiin
aqal wada dhisnoon
udubkiisu liicinX2

Afka aan furtee aan furtee
Ma is aaminaaX2

Axdi aan galnee aan galnee
Ma is aaminaaX2

Naf ku ulatayoon
ku ololeysaad
Indhaheeda tee Indhaheda teeX2

Qof istaahiloo
arxan lagu dhaqaa
Idileey teheeX2

Wacadka adarbon erayada ku tiri
Alla inuu fulshaan imameynayaX2

Calaf lama lama ogoo
waa amar saree
igu uursamoow ma ilaawayeX2

Afka aan furtee aan furtee
Ma is aaminaaX2

Hadal waan ebyee waan ebyee
Ma is aaminaaX2

Lyrics by abdi deeq

Exit mobile version