Adaan umadyahay kifaaxa
Iyo kiraahsada hishiiska
Adaa kow iyo kun jeerba
Rayiga kala maan ahaa

Kalintoon ciidankiisa
Adaaa eesiida (AC) keenay
Adaa qabuuraha uyeeray

Kufaarta ciidankooda
Adoo Eesiida keen
Adaa qabuuraha uyeeray
Adoo kedab kaaga gooyay
Adaa kolna wada ilmeeyay

Kacaankii caboo iyo kacdoonka
hadaad gohashada waraaqday
Dhibkii 50 sano ku gaaray
Goormaad ka  kaban kartaayee
Dadyaoow caqligaaga kaasho

Adaa umadyahay kadeedka
Isbaday kaarka iyo xanuunka
Adaa gabigaa is waaday
Adaa eersaday kaskaada

Adoo diin iyo kitaab leh
Adaa kasba waaye qeerka
Adaa korarsada dunuubka
Adiga iskala foquuqa
Hada kooxa is eeday

Kacaankii caboo iyo kacdoonka
hadaad gohashada waraaqday
Dhibkii 50 sano ku gaaray
Goormaad ka  kaban kartaayee
Dadyaoow caqligaaga kaasho

Exit mobile version