VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Agoon - Lyrics

waxaan ahay agoon ahay agoon cirka igu onkada aqal kama galoo arxan iyo daryeel cidna kama xushoo dhaga oogan baan ka ag oogayaa cirka igu onkada aqal kama galoo arxan iyo daryeel cidna kama xushoo dhaga oogan baan ka ag oogayaa arli baa ba'aa olol iyo rasaas dhax aluubanooo dad is eedayyoo is ugaarsadaa alla iga dhashee kan i ehbiyaa ehel iigu dhow alla iga dhashoo
Queue is empty
-- / --