VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Allow yaa habeen qudha uurkayga qala - Lyrics

allow yaa habeen qudha uurkeyga qala oo qudha oon la iga jarin quruumaha ku loolama ku yidhaa garta u qaad taladaan qandowdee aan qawda ku hayaa qotodeedu dheeraa iinsha alaahu waan qaban qalanjooy inana hee hadii la isku keen qorey oo aan qayb isku leenahay waan isla qosli doonaa adna taa qiraha gali aduunyada qorshaa jira iyo qaabab waaweyn qarar oodan baa badan qaxar iyo dhibaatana intaa way is dhex qaadaan qoonteeda sheekada waan qaban doonaa qarqarsiga ku jiidoo hawlaha ma qabanaa qalanjooy inana hee hadii la isku keen qorey oo aan qayb isku leenahay waan isla qosli doonaa adna taa qiraha gali
Queue is empty
-- / --